Uncategorized
SAWIRRO: Ardayda Jaamacadda Bosaso-Garoowe oo doortay guddoomiyaha Midowga Ardayda.
University of Bosaso Garowe, Ardayda Jaamacadda, ayaa doorasho qof iyo cod oo ka dhacday xarunta wayn ee Garoowe ku doortay guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda. Doorashada oo wakhti dheer qaatay waxaa markii ay soo dhammaatay natiijada waxaa ku dhawaaqay, guddoomiyaha guddiga doorashadda midowga ardayda jaamacadda Bosaaaso-Garoowe Ibraahim Sayid Cali, waxaana ku guulaystay Abdirahman Mohamed Abdiqadir Gaacir. …
SAWIRRO: Ardayda Jaamacadda Bosaso-Garoowe oo doortay guddoomiyaha Midowga Ardayda. Read More »









