uobg

SHIRKA SANNADLAHA AH EE SomaliREN

Waxaa maalintii shalay ahayd 27/07/2022, ku soo gabagaboobey magaalada Kigali ee dalka Ruwanda shirkii sannadlaha ahaa ee SomaliREN oo ay ku mideysanyihiin in kabadan 28 jaamacadood iyo Macaahid Cilmibaariseed oo ay jaamacadda Bosaso na xubin ka tahay. Shirkaas oo ujeedkiisu ahaa kor u qaadista cilmi baarista iyo tayeynta jaamacadaha. Waxaa Jaamacadda Bosaso uga qaybgalay Guddoomiyaha …

SHIRKA SANNADLAHA AH EE SomaliREN Read More »

HESHIIS IS-AFGARAD: JAAMACADDA BOOSAASO GAROOWE IYO JAAMACADDA JAMHUURIYA

Jaamacadda Boosaaso – Garoowe iyo Jaamacadda Jamhuriya University of Science and Technology ee magaalada Muqdisho, ayaa heshiis is af-garad iyo wada shaqayn ah ku wada saxiixday Magaalada Muqdisho. Heshiiska ayaa ku qotoma wada shaqayn iyo iskaashi dhexmara labada jaamacadood ee dhinacyada waxbarashada, cilmibaarista, horumarinta iyo tiknooloojiyadda. Waxaa madasha saxiixa is-afgaradka qayb ka ahaa madaxda sare …

HESHIIS IS-AFGARAD: JAAMACADDA BOOSAASO GAROOWE IYO JAAMACADDA JAMHUURIYA Read More »

MOU: BOSASAO UNIVERSITY – GAROOWE AND MAKERERE UNIVERSITY

Bosaso University – Garowe and Makerere University in Uganda have signed a memorandum of understanding. The agreement between the two universities is one in which the two universities cooperate in research, training and exchange of staff experiences. President of Bosaso University – Garowe Dr. Mohamed Ali Maslach and Vice President of Innovation Development and Director …

MOU: BOSASAO UNIVERSITY – GAROOWE AND MAKERERE UNIVERSITY Read More »