Kulan cilmi kororsi ah oo ay si wada jira usoo qaban qaabiyeen ururka dhakhaatiirta Puntland iyo jaamacadda Boosaaso-Garowe.
Mowduuca oo ahaa “Mycetoma in Africa , trends and new treatments” waxaa jeediyay prof Ahmed Hasan Fahal. Prof ka ayaa soo bandhigay daraasaad ku saabsan xanuunka Mycetoma iyo sida loo daaweeyo

Tile of the lecture: Mycetoma in Africa trends, and new treatments.#Professor_Ahmed_Hasan_Fahal.
Aqoonyahankii kaso qaybgalay kulankii aqoon is weydaarsiga proffessor Ahmed Hasan Fahal
